Dhalinyaro wadatay Baangado & Mindiyo oo lagu qab qabtay Degmo katirsan Muqdisho (Sawirro)

Ciidamada booliiska Degmada Kaaraan ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen xaafado katirsan degmadaasi kusoo qab qabtay dhalinyaro ku hubeesneed faasas , mindiyo iyo biro waxyeelo geesan kara. Dhalinyaradan ayaa la sheegay in dhibaato ka geesanayeen xaafado katirsan degmada Kaaraan, waxa ayna ciidamada booliiska oo ka jawaabayay cabasho shacabka kasoo yeertay ku guuleesteen in ay gacanta … Continue reading Dhalinyaro wadatay Baangado & Mindiyo oo lagu qab qabtay Degmo katirsan Muqdisho (Sawirro)